Chat 

Forum


 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

OGAYSIIS..OGAYSIIS: Jaaliyadda Ogadeniya ee Northampton, UK

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha sharafta leh ee soomaalida ogadenya & guud ahaan soomliwayn iyo cidii dananaysa qadiyada ogadenya in 28 June 2008 oo ah maalin sabti ah xaflad balaaran lagu qaban doono magaalada Northampton ee wadanka Uk

Xafladaas ayaa waxaa kasoo qayb gali doona xubno katirsan baarlamaanka magaladaas laga soo doorto Poliska hay aadaha xuquuqul insaanka & ururo caalami ah oo badan

Dhanka kale waxaa kasoo qayb gali doona madax sar sare oo katirsan JWXO & jaaliyadaha ogadenya ee kudhaqan cariga Uk & ururka OSF ee UK dhamaantoodna halkaas kusoo bandhigi doona waxyaabo kala duwan

Hadaba hadii aad jeceshahay horumarka & xoriyada umada soomaaliyeed gaar ahaan soomaalida ogadenya haka maqnaan habeenkii ogadenya danaheeda laga hadli lahaa weeyee



Hadaba halkan hoose ka eeg Goobta iyo Goorta shirkan dhici doono

JAALIYADDA OGADENYA EE UK

Goobta The life kingdom centre near salvation armey
9 tower street Spring brought
NN1 4NL
Opposite The IBIS Hotel Northampton town
Goorta: June. 28, 2008
Saacadda: 2:00PM-12:00AM
La xiriir:

07983477112
07957567957
07816417378

 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.