Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan lagu magacaabo Ikhyar Hassan.
Halgan ka dhegayso
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (4)

written by joergi, February 23, 2010
Hello and good day all together. I wish you a beautiful Day and all good.
Nice blog ,will back soon
Big Hugs and Take care... Joergi from Berlin
Greetings from my blog www.pier52.npage.de
Nice blog ,will back soon
Big Hugs and Take care... Joergi from Berlin
Greetings from my blog www.pier52.npage.de
written by mohammed, April 19, 2010
walaalayaal salaan qaali ayaan dhamaantiin idiin soo dirayaa oo kudhisan kalgacayl & xoriyo jacayl
walaalayaal guulaysta waligeen ha,ujabina cadawgiina waan jeclahy wadankayga hooyo waan jeclahy wardheer waan jeclahy wadankayga ogadnia i love ogadenia walaalayaal waan idiin lajiraa guulaysta
waan idiin jeclahy jwxo hanoolaato haguulaysato bi,idnilaahi kariim waa hagame jecel wadankiisa ogaden waan jeclahy wadankayga ogaden waan udhimanayaa waana uhalgamayaa waad salamatihiin
halgamayaasha meel kastoo joogaan macsalaamo

written by Ifrah, August 21, 2010
Ikhyaar Hassan waxaan kuu soo dirayaa salaan Gabaygan aad tirisay waa mid dhaqaajiyey dhamaan jidhkayga Ilaahay afka kaama gooyo hana kuu siyaadiyo caqligaagan badan hadii adigoo kale ay raga Ogaden wada ahaan lahaayeen mar hore ayeynu xoroobi lahayn laakiin inta badan iyo baaqigaa hadhi adiga iyo ciidamada naftooda huray Hogaamiyayaasha Taageerayaasha iyo dhamaan inta xornida jecel waxaan leeyahay Guulaysta Guusha waynu heli ilaahay hayna gaadhsiiyo maalinta wayn ee kana siib kana saarta Wayaano iyo wixii taageersan ha dhaceen halgamayaasha waxaa balan inoo ah Guul,Gobanimo iyo Calanka oon dhahno Kana siib kana saar Adigana Ikhyaarow haka daalin murtidaada waxtarka badan.
Write comment