Waxaa maalintii Sabtida 27 Febraayo 2010 ka dhacday Xaflada si weyn looga soo shaqeeyay oo lagu soo dhaweynayay Halganto/Nafteed Hurto Cibaado Maxamed Tarabi.Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen Shacabka Soomalaida Reer Ogadenya ee ku nool Magaalada Västrås gaar ahaan dumarka oo iyagu Howsha inta badan Dhabarka u ritay ayaa dadkii kasoo qeyb galay waxay ka kala yimaadeen dhamaan gobolada kala duwan ee Wadankan. Jaaliyada S/Ogadenya, Odayaal, Siyaasiyiin. Iyo ururada Dhalin yadarada ayaa goob joog ka ahaa Xafladan oo Bilaabatay Duhuradii.




Community Events
(Upsala- Feb, 13, 2010)
Ururka OSF-Sweden ayaa waxa uu kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Uppsal...


La taliyaha gudoomiyaha JWXO General Cabdullaahi Mukhtaar ayaa Axadii 07-02-2010 siminaar aqoon koro...


