Maalinimadii Axada ahayd ee 03-01-2010 ayaa waxaa kulan balaaran isugu yimid xubnaha Ururka Ardayda Ogadenia ee looyaqaano O.S.F Ogaden students.Forum. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha ururka ayaa waxaa lagu ansixinayay qorshe sanadeedka ururka oo ay soo diyaariyeen Gudiga fulinta ururka.Gorfayn & Falanqayn dheer kadib waxaa la isla meel dhigay go'aan midaysan oo lagu ansixinayay qodobadii uu maamulku u soo hordhigay xubnaha. Qodabada ayaa ubadnaa sidii waji cusub oo ku jaan go an wakhtigan lamarayo loogu talaabsan lahaa, kaas oo ay si buuxda xubnuhu u soo dhaweeyeen ugana maqsuudeen qodobada Gudiga fulintu soo hordhigtay, iyagoo xubnuhu ku tilmaamay kuwo loobaahnaa lana tabayay. Dhanka kale, waxaa warbixin dheer ka jeediyay madasha shirka xubno katirsan ururka OSf khaasatan kooxda Silent Cry looyaqaano, kuwaas oo sanadkii dhamaaday ku hawlanaa Filimkii Sileit Cry ama oohinta qarsooon. Kuwaas oo aduunak dacaladiisa qayla dhaan gaarsiiyay si ay ugu soo bandhigaaan xaaladda qalafsan ee ay ku sgan yihiin qaxootga ka soo barakacay Ogadeniya ee ku sugan xeryaha qaxootiga ee kenya.
Dhalinyarada Silent Cry ayaa kaso noqdey Waqooyi Amerika halkaas oo ay gaarsiiyeen Filimkii oohinta qarsoon.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (1)

Write comment










