Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Mar 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Saudi Arabia Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Sucuudi Carabiya oo shir isugu timid

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Sucuudi Carabiya oo shir isugu timid

E-mail Print PDF

Jaaliyadda Ogadenya ee dalka Sacuudi Caraabiya ayaa isugu yimid 12kii bishan 2009 shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen shacabka Ogadenya ee ku kala nool gobolada dalka Sacuudi carabiya iyo qaar kamid ah masuuliyiinta JWXOo oo ay horkacayeen gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Jabhadda Mudane Maxamed Cabdi Yaasiin Diirane iyo wakiilka jabhadda u qaabilsan dalka Sacuudiga Mudane Cabdulaahi Ciraaqi.

Gudoomiyaha H/arimaha Jabhadda N/hure Diirane ayaa  madasha shirka kasoo jeediyey warbixinihii ugu dambeeyey ee xaalada ogadenya iyo taariikhihii uu soo maray halganka ay JWXO hogaaminayso iyo heerka maanta uu gaadhay.

Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Sucuudiga iyo waftigaa  uu hogaaminayay Mudanee Diirane ayaa isla falanqeeyey duruufaha ku gadaaman  geedi socodka halganka waxay jaaliyadu halkaas ku balan qaaday inay hiil iyo hooba isla garab taagayso halganka lagu xoreynayo ogadenya.
 
Ugu dambayntiina jaaliyadu waxay ugu baaqday shacabka Somalida Ogadenya gude iyo dibadba  inay ilaaliyaan midnimada kana feejignaadaan shirqoolada cadawga iyo kuwa u adeegaya ee doonaya inay shacabka u kala qaybiyaan kooxo dhexdooda isku mashquula.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Tuesday, 16 June 2009 12:52 )  
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 53 guests online