Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Mar 11th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Toronto, Canada Jaaliyada Ogadeniya ee Toronto oo shir isagu timid

Jaaliyada Ogadeniya ee Toronto oo shir isagu timid

E-mail Print PDF

Maalinimadii sabtida ahayd ee bisha Dec 26, 2009 ayaa waxaa shir isagu timid Jaaliyada Ogadeniya ee Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda. Shirkaas oo laga hadlayey xaalada Ogadeniya ka jirta iyo kaalinta ay Jaaliyada Ontario kaga aadan ayaa wxaa ka soo qayb galay Xidhidhiyaha guud ee Canada Dr. Adiraxman Yusuf oo warbixin dheer kasoo jeediyay madasha shirka isagoo ka hadlay Xaalada Geeska Afriika iyo halganka aayo katashiga ee hogaminhayso JWXO, wuxuna sii faah faasan uga hadley dhibaatooyinka u dambeeyey ee ay Ciidmada Iyoobiya ku hayaan shacabka Ogadeniya.


DR. Abdirahman Yusuf, wuxu xusay horumarka iyo guulaha laga gadhay siyaasada arimaha dibada ee halganka. Intaas kadib waxa laguda galay ujeedooyinkii shirka kasoo lagu falanqeeyay waxqabadkii sanakan dhamaday iyo qorshaha sanadka cusub iyo dardargalinta wax qabada Jaaliyada Ogadeniya dalka Canada. Waxaa halkaas lagu doorte maamul Cusub, islamarkana waxaa aman iyo mahad naq loogu soo jeediyay mamulkii soo waday arimaha maamulka Jaaliyada sanadihii lasoo dhafay oo uu hogaminayay C/laahi Caydid [qarboosh] ugu danbayntii waxaa xusid mudan inay kasoo qayb

 

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 62 guests online