Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Mar 11th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Koonfur Afrika Dr. Cabdi Caydiid oo shir ballaadhan ku qabtay xafiiska Jaaliyadda Ogaadeeniya ee k/Afrika

Dr. Cabdi Caydiid oo shir ballaadhan ku qabtay xafiiska Jaaliyadda Ogaadeeniya ee k/Afrika

E-mail Print PDF

Dr.  Cabdi Caydiid. oo dhawaan soo gaadhay wadanka Koonfur Afrika ayaa socdaalkisani wuxuu qayb ka  ahaa safarkii dheeraa ee uu ku marayay wadamada qaarkood si uu udhamaystiro dhismaha  isbitaalka magaalada Dhoobley.

Shirka uu qabtay  Dr. Cabdi Caydiid  oo kadhacay  xaafiiska Jaaliyadda  Soomaalida Ogaadeeniya ee koonfur Afrika ee magaaladda Johannesburg,waxaa goob jog ka ahaa  masuuliyiinta jaaliyada.

Waxaa munaasabadan isugu yimid dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan odayaasha ,culimaa`u diinka,  aqoonyahanda iyo xubno ka tirsan jaaliyada Ogadeniya ee K/Afrika

Waxaa si sharaf leh loogu soo dhaweeyay munaasabada DR cabdi caydiid, halkas oo uu kajeediyay Khudbad aad loogu diirsaday  soona jiidatay dareenka dhamaan dadkii isugu yimid Goobta. wuxuu DR, ku ka hadlay Hardanka  Geeska Afrika iyo halganka taxana ah ee kasocda Ogaadeeniya, wuxuu xusay halgankii Ahmed guray iyo Nasrullaah ee makhtal dahir hogaamiyaha u ahaa, WSLF iyo aas aaskii ururka ONLF/JWXO oo hada 26 sano jir ah.

Dr.,ku wuxuu aad oogu dhiiri galiyay hawlwadeenada halganka in ay laban laabaan dadaalkooda wuxuuna ku  baraarujiyay tabaryaraanta gumaysiga tigreega.

Isagoo tilmaan dheer ka bixiyay habka ay ku heleen wadanka Abasiinaya iyo sida hadda ay ku joogaan .

Gabagabadii iyo gunaanadkii ayuu yiri wax wada qabsi ayaan idin farayaa wuxuuna ku dheeraaday magaca wadanka (OGADEN) sidii uu kubaxay wuxuuna sheegay 300 oo sano kahor in loo yaqanay wadaka magaca ogaden.

Intaas kadib waxaa Dr. ka la waydiiyay su'aalo fara badan isagoo uuga wada jawaabay si cilmiyaysan oo waafi ah aadna loogu qancay.

Uugu dambayntii ayay Dr. ka iyo kasoo qaybgalayaashii shirku is macal salaameeyeen iyagoo si aad ah uugu faraxsan kulankan ay wada qaateen. 

 

Comments (2)Add Comment
0
free my people my now or deal with it
written by abdiwahaab. abdilahi hasan, February 09, 2010
We can't take it no more. No more talking last. United kick there asses
0
comment
written by Bashir, February 10, 2010
i want talk to tthe who come from Ogadenai , we have to understand who we are we must support each other listent to each other folow our leadrs if we do that we will get our freedom,sooner but remember if you live in ogadenia then still you support woyana regime you will know one day who are and also you will see woyana regime they will rape your wife you sister any body in your family what do you do that day this time the time you start to support your beautiful country in Ogadenia idont care who you are and wich tripe you are if you live in ogadenia , you must support O,N,L,F or will bring to in justice dont ever thing this you want live in ogadenia and sametime you need to support Ethiopia regime it doesnt work that way you support ogadnia or you leave the country or ,O,N,L,F they will kill you .

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 61 guests online