Waxaa dhamaan Jaliyada Ogaadeenya ee Gobolka Minnesota la Ogaysiinayaa inuu dhici doono shir aad muhiim u ah oo lagu qaban doono Magaalada Minneapolis, Minnesota. Shirkaas o ay kas soo qayb gali doonaan hogaaminta Jaaliyada iyo qaar ka mida ah Madaxda JWXO
Shirka waxaa lagaga hadli doonaa Geedi socodka Halganka Aayakatashiga ee Ogaadeenya ka socda iyo Xaaladaha Geeska Afrika.
Goorta: July 30, 2010
Goobta: Minneapolis Convention Center
1301 2nd Avenue South
Mineapolis, Mn 55403
Room 208 C




Shir sanadadeedka Jaaliyadaha Ogadeniya ee 2010 ayaa sanadkan ka dhacaya Magaalada Stokholm ee carog...


