Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun. Allah ha u naxariistee waxaa magaaladda Jigjiga ku geeriyooday bishan July 2, 2009 marxuum Mahamed Dhaqane Cumar (Qani). Waxaan ilaah uga baryeeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo dhamaan caruurtiisii iyo ehelkiisaba.






