Skip to content
Skip to main navigation
Skip to 1st column
Skip to 2nd column
Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet
Friday
Mar 12th
Search
Move
Close
Text size
Home
Horn News
Somalia
Eritrea
Kenya
Ethiopia
Ogaden
Wararka
Ogaden
Itoobiya
Soomaaliya
Kenya
Entertainment
Music
Health
Diet and Fitness
You and Your Family
Commentary & Analysis
Editorial
Opinion
Community Events
Wararka
Tacsi
Tahniyad
Ogeysiis
Radio Xoriyo
Radio ICD
Sabti
Axad
Isniin
Arbaco
Home
Community Events
Tacsi
Tacsi: Marxuum Sh. Khaliif Axmed Dhogor
Tacsi: Marxuum Sh. Khaliif Axmed Dhogor
Wednesday, 01 July 2009 02:04
Maamulka Ogaden Online wuxuu tacsi u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Sh. Khaliif Axmed Dhogor oo bisha June 29, 2009 ku geeriyoodey Magaalada Dhagaxbuur.Marxuumka ayaa da'diisu ahayd 115 sano
Waxaan ilaahay Marxuumka uga baryeynaa in uu Janadii fardowsa ka waraabiyo eheladiisana samir iyo IImaan ka siiyo...AAMIIN...AAMIIN
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments
(1)
Subscribe to this comment's feed
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILLAAHI RAAJICUU JAALIYADDA AH AUSTRALIA IYO NEWZEALAND
written by
Abditajir
, July 04, 2009
waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Sheikh Khaliif Ahmed Dhogor dadiisu aheyd 116 sano taariikhtu markey aheyd 28/06/2009 oo ku geeriyoodey magaalada Dhagaxbuur ee dalka Ogadenia . Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka inuu janadii Geeyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo aamin aamin.
sheekhaas oo ahaa sheekha ugu caansan dalka ogadenia iguna cilmiga badanaa waxuuna ka tagay dad ka badan 40 ruux intuu dhalay iyo intii sii dhaleyn waxaana ka mid ah gaashaanle sare Maxamed Sheekh Khaliif oo aad looga yaqaano dulka soomaaliya waxaa kale ka mid ah Nuur Sheikh Khaliif oo ah nin jaamici sare ah kana soo shaqeyey Somaliya iyo Ogadenia.
1.Ahmed Nasir Khaalif Iyo Xaaskiisa Xabsa Sheikh Ibrahim
2.Ismaaciil Abdi Omar Iyo Xaaskisa Ruqiyo Khaalif
3.Abdifarey Iyo Xaaskiisa Aamino Tuke
4 Khadar Aden iyo xaaskiisa Sahro
5 Xikim Sheikh Abdullahi
6 Abditajir M Abdi
7.Mohamed Hassan (ganey)
8.Ahmed rashiid abdiqadir
9.Cali sheikh
10.Adan xaaji
11.Aden Ibrahim Abdirahman (dakhare)
12.Abdi dahir Afey
13.Abdullahi Ibrahim Abdi (Jamis)
14.Bashiir Abdinasir
15.Mamed faarah farey
16. Maxamed fowzi
17.Abdimacalin
+0
Write comment
Name
Email
Website
Title
Comment
smaller
|
bigger
Subscribe via email (registered users only)
I have read and agree to the
Terms of Usage.
Write the displayed characters
Add Comment
Please enable JavaScript to post a new comment
Last Updated ( Wednesday, 01 July 2009 10:41 )
Studio Xoriyo: Music and Interviews
Please update your
Flash Player
to view content.
Please update your
Flash Player
to view content.
Spotlight
Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010
The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...
A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden
Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.
Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...
Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator
March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org
Who's Online
We have 74 guests online
Resources
Mathaba News Agency
Duufaan
Hanqadh
Ogaden Today
Ogaden News Agency
Qorahay Online
Shilaabo News
The Peoples Voice
VOA Soamlia: 4:00 PM
VOA Somali: 7:00 PM
VOA Somali: 8:00 PM
BBC Somali: 04:00 GMT
BBC Somali: 11:00 GMT
BBC Somali: 14:00 GMT
BBC Somali: 18:00 GMT
sheekhaas oo ahaa sheekha ugu caansan dalka ogadenia iguna cilmiga badanaa waxuuna ka tagay dad ka badan 40 ruux intuu dhalay iyo intii sii dhaleyn waxaana ka mid ah gaashaanle sare Maxamed Sheekh Khaliif oo aad looga yaqaano dulka soomaaliya waxaa kale ka mid ah Nuur Sheikh Khaliif oo ah nin jaamici sare ah kana soo shaqeyey Somaliya iyo Ogadenia.
1.Ahmed Nasir Khaalif Iyo Xaaskiisa Xabsa Sheikh Ibrahim
2.Ismaaciil Abdi Omar Iyo Xaaskisa Ruqiyo Khaalif
3.Abdifarey Iyo Xaaskiisa Aamino Tuke
4 Khadar Aden iyo xaaskiisa Sahro
5 Xikim Sheikh Abdullahi
6 Abditajir M Abdi
7.Mohamed Hassan (ganey)
8.Ahmed rashiid abdiqadir
9.Cali sheikh
10.Adan xaaji
11.Aden Ibrahim Abdirahman (dakhare)
12.Abdi dahir Afey
13.Abdullahi Ibrahim Abdi (Jamis)
14.Bashiir Abdinasir
15.Mamed faarah farey
16. Maxamed fowzi
17.Abdimacalin