|
Bishan April 27keeda waxa ka
dhacaya Stateka Neuchâtel ee Switzerland
doorasho heer dagmo ah. Musharixiinta u
tartamaysa in loo darto jagadan ayaa waxa
ka mid ah C/llaahi Maxamed oo ka mid ah
dadka Soomaaliyeed ee magangalyada
siyaasadeed ka helay wadankan Switzerland
dagaalkii sokeeye ee soomaaliya ka qarxay ka
dib. Musharuxu wuxuu ka tirsan xisbiga lagu
magacaabo
Solidarités
oo isagu u ololeeya sidii dadka soo haajiray
u heli lahaayeen xuquuqda shuruucda wadankan
u ogoshahay.
Hadaba hadii
aad dagan tahay magaalada Neuchâtel is la
markaana leedahay xaqa codeeynta fadlan
taageer musharaxan matalaya dadka madoow iyo
Soomaalidaba.
|
Candidates et candidats de
Solidarités pour l’élection au
Conseil Général en Ville de
Neuchâtel/ Switzerland
|
|

Abdullahi Mohamed
Marié 3 enfants
gestionnaire en logistique |

Dorothée Ecklin
1 enfant - traductrice |
|

Serkan Adiyaman
célibataire heureux
monteur sanitaire |

Caroline Nigg
3 enfants
urbaniste, en formation
d’ethnologue
militante associative |
|