Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dagaal kulul oo ka dhacey duleedka Magaalada Gasaangas


Jan 29, 2007 Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ayaa sheegaya n uu dagaal aad u kulul ka dhacey duleedka Magaalada Ggasaan Gas,  taariihdu markey ahayd Jan 26, 2007.

Dagaalkan oo dhexmaray Ciidamada Gumeysiga Itoobiya iyo Xoogaga Ciidamada Xoreynta Ogadeniya ee JWXO, ayaa waxaa ilaa haatan noo suura gashay in naloo xaqiijiyo dhimashada nin Gaashaanle ah iyo ku xigeenkiisii oo watey Ciidamada Wayaanaha.

Sida warku sheegayo Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ilaa 3 jeer timid goobtaas si ay uga daad gureyso dhaawaca iyo meydka Ciidamada Itoobiya.

Sidoo kale waxay halkaas Ciidamada JWXO ku furteen saanada fara badan oo ay ka mid tahay 12 qori oo ah noocyada fudud iyo hal Taar. Waxaa kale oo la sheegayaa in lacag aan badney iyo qalab Milateri oo kale laga furtey Ciidamada Wayaanaha.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.