Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Ciidamada Itoobiya oo Dumar badan ku xir-xrrey Magaalada Qabridagare


Jan 15, 2007 Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Qorexay gaar ahaan magaalada qabridahare ayaa sheegaya in Ciidamada Gumeysiga Itoobiya (C.G.I) ay dad shacab ah oo tiro badan xasbiyada u taxaabeen, dadkaas oo  lix (6) ka mid ah ay yihiin dumar isagu jira kuwa waayeel ah iyo Gabdho da' yar intaba.

Ilaa hada dadka magacyadoodu na soo gaahdeen waxa ka mid ah Canab Cabdi Adar iyo Muuxubo Cabarb.

Ciidamada Iyoobiya ee ka hawl gala Ogadeniya ayaa dadka shacabka ah si aan xad lahayn u ciqaaba, iyaga oo aan haba yaraatee dadkaas wax maxkamad ah la soo taagin.

--Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.