Jan 31,
2007 Wararka naga soo gaadhaya Tuulada
Gudhis ayaa sheegaya in Ciidmada Wayaanaha
si ula kac ah ay u dileen Odey Waayeel ah oo
lagu magacaabi jirey Haybe Sabane.
Odeygan oo da'diisa lagu qiyaasay 80-ta
meeyo ayaanan la garaneyn sababta ay
Wayaanuhu u dileen.
Sidoo kale
waxay Ciidmada IToobiya isla Tuulada Gudhis
dhaawac halis ah ugu geysteen Hooyo waayeel
ah oo naloogu sheegay in u dhaxdey Odeya
lagu magacaabo Xaaji Maxamed Barkhadle
--Ogaden Online News |