Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Mar 11th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Maraykanka oo Itoobiya ku cadaadin doona Arimaha Xuquul Insaanka.

Maraykanka oo Itoobiya ku cadaadin doona Arimaha Xuquul Insaanka.

E-mail Print PDF
Safiirka Maraykanka ee Madaxweyne Obama uu u magacabey dalka Itoobiya ayaa  sheegay in uu Itoobiya ku cadaadin doono in ay wax  ka bedesho arimaha Xuquul insaanka.

Mudane Donald Booth ayaa sheegay in Maraykanu dalka Itoobiya la leeyahay xidhiidh aan dabacsaneyn, kaas oo ah in labada dal ku kala duwan yihiin arimo la xidhiidha xaga farsamada marka ay noqoto sidii nabad loogu soo dabaali ahaa Soomaaliya, inkasta oo ay isku si u arkaan sidii looga hortagi lahaa in muslimiinta mayalka adag la wareegan Soomaaliya.

Safiirka ayaa ka digey xadidaada Itoobiya ee la xidhiidha xaga siyaasada, dhaqaalaha xoriyad la’aanta ah iyo arimaha aas-aasiga Xuquuqul insaanka Itoobiya oo lid ku ah waxyaabaha uu Maraykanku u taaganyahay, arintan oo keeni karta in Itoobiya noqoto goob ay ka abuurtanto xasilooni daro mustaqbalka.

Mudanaha aqalka sare eee Mudnayaasha Maraykanka madaxda uga ah qaybta  Arimaha Dibada ee Afrika oo lagau magacaabo Russ Feingold ayaa Safiirka ka codsadey in mas’uuliyiinta Itoobiya kala hadlo arimaha dadka xabsiyada ku jira oo ay a mid tahay Gabadha lagu magacaabo Birtukan Mideksa oo ah hogaamiya xisbiga mucaaradka.

Mudane Booth oo arintaas ka jawaabaya ayaa sheegay in ay Madaxda Itoobiya dani ugu jirto inaysan dadka siyaasadooda ka soo horjeeda iska xidhin.

Safiirka ayaa u balan qaadey Mudane Russ Feingold in uu eegi doono arimaha Ogadeniya halkaas oo ay ka jirto dhibaatooyin badan oo la xidhiidha  ku xadgudubka Xuquul insaanka, wuxuuna sheegay in uu doonayo in ay la hadlaan Itoobiya si loo halo wadadii ay Itoobiya xuduudaheeda ku difaaci lahayd, isla markaana u ilaalin lahay arimaha Xuquuqul insaanka ee dhamaan shacabka Itoobiya  oo ay Ogadeniya ka mid tahay.
Comments (2)Add Comment
0
comment
written by Bashir, February 04, 2010
i love ogadenia because is my country, this country were took his freedom by british for long time ago and evry body knows that than Ethiopia regime come than they took over and they acoupid in ogadenia now iwant ask united states of A merica Europian and UN and all around the wourld please support ogadenia freedom bacause last hundred years ,ogadenia people war killing rapping by under E thiopia ragime ogadenia people they just need their freedom we ask for help our freedom thanks all.
0
waydiin
written by abdi fataax, February 05, 2010
walallayaal idinkoo mahadsan waxaan raba ain aad iga jaahil tirtaan wax aan ku arkay webseyd kamid ah kuwa ushaqeeya gumaysaiga warkan oy leeyihiin waxaa dhimatay rooda afjano dagmada sagag ee maxaa kajira
agah warkaas warbaan kusugi anigu

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Wednesday, 03 February 2010 16:53 )  
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 62 guests online