Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 3 Tuulo dadkii deganaa ay Ciidamada Itoobiya xabsiga u taxaabeen.
Tuulooyinkan oo u dhow Cobole ayaa kala ah, Dhakaabaxaro, Ciinleey iyo Boodhley oo ay Ciidamada Itoobiya todobaadkii hore xasuuq ba'an ka geysteen.



