Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
May 17th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Itoobiya oo Dabaqoodhiyiinta Doolka ah la maagan Dilal qarsoodi ah

Itoobiya oo Dabaqoodhiyiinta Doolka ah la maagan Dilal qarsoodi ah

E-mail Print PDF
Wararka naga soo gaadhaya  Magaalada Addis Ababa iyo Jigjiga ayaa sheegaya in sirdoonka Itoobiya abaabulayaan sidii ay dilal hoose uga fulin lahaayeen meelo ka mid ah Ogadeniya.

Falkan ayaa waxa uu  ku wajahan yahan Dabaqoodhiyiinta Doolka ah ee ay saafaradaha Itoobiya ee reer Galbeedku ka bixiyeen Tigidhada ay ugu dhoofeen Jigjiga.

Sida wararka lagu kalsoonyahay sheegayaan Sirdoonka Itooboya ayaa diyaariyey Ciimdada Itoobiyaan ah oo kaashanaya waxa loogu yeedho Liyu Boolis, kuwaas oo la doonayo in ay si hoose u khaarajiyaan qaar ka mid ah Dabaqoodhiyiinta Doolka ah.

Sida ay ku soo waramayaan ilaha lagu kalsoon yahay ee aan ka helay warkan ayaa sheegaya in ujeedada ka dambeysa ee Itoobiya uga dan leedahay falkan uu yahay sidii ay u abruuri lahayd isku dhac beeleed oo ka abuurma Ogadeniya.

Itoobiya ayaa qarash badan gelisay sidii ay qurabaha uga heli lahayd dad gaadhaya ilaa 600 oo qof oo ay bixiso Tigidhadooda, kuwaas oo ay dooneysay in ay shir ugu qabato Qabridahare ayaa ku fashilantan arintan.

Dadka xiligan xaadirka ah ay Tigidhada ka bixisay oo ah qiyaastii ilaa tobaneeyo qof ayaa intoo badan laga soo sheegayaa in ujeedada ay u baxeen tahay sidii ay u soo booqan lahaayeen qaraabadooda, maadaama oo ay heleen Tigidho bilaash ah.

Hadaba sirdoonka Itoobiya ayaa ka warhelay warka sheegaya in dadkan Tigidhada laga bixiyey yihiin kuwa aan shacabka Ogadeniya ku lahayn culeys siyaasadeed, isla markaana yihiin dad dano hoose ka leh safarka Tigidhada lagaga bixiyey.

Dhinaca kale, waxaa la sheegayaa in xurguf soo kala dhexgashay qaar ka mid ah Dabaqoodhiyiinta dalka Maraykanka, kadib markii Haweenay ay Safaarada Itoobiya qarashka Tigidhada ku soo xawishay ay qaar ka mid ah Dabaqoodhiyiinta u diiday in ay ka bixiso lacagta Tigidhada. Arintan oo keentey in qaar ka mid ah Dabaqoodhiyiinta Maraykanka ku nool ay jaan rogi waayaan.
Comments (7)Add Comment
0
DOQOMAYOHOW YAAN LAYSKU KAAGA LAYN
written by Gurey, September 26, 2010
Bismilaahi r.r. illaahay baa mahadleh ummad islaam naga yeelay, mahadna nabigeenii suubanaa bay u sugnaatay. intaa kadib, illahay s.w.t. wuxuu yiri innama al muslimu ikhwatun. walaalayaal qawaacidkaa yaanu idinka lumin, markaan saas leeyahay waxaan la hadlayaa dad aad u yar oo qowmiyada Absame magaceeda wax u dhimaya oo meles u adeega oo gaboodfallo ka gaystay iyo xasuuq CEEL DIBIR, LAASACAANOOD, JEED, IYO SHILAABO, Intaaba odayaal caaqlo ah, dumar iyo dhalinyaro ayey waxay dilaan ama dhaaawacaan, dhacaan iyo kufsadaan ka dhigeen, w2axaana loogu gaystas gaboodfalkaa waa dad dhammaanba qowmiyadda Sada ka soo jeeda. waxaan ogahay xitaa inay ABSAME DHEXDIISA GABOODFALO KA GAYSTEEN, DABAQOODHIYADA XAAR XABASHO EE MELES ULA BAXAY BOLIISKA CUSUB. Marka walaalayaal yaanlaysku kaaya layn oo caqligu ha taliyo, allaahu caalimo kuli shay.
0
...
written by Bashir ogadenia, September 26, 2010
anyone who support Ethiopia dictator meles zanawi we must kill the people who lives in ogadenia they have only two options two choices either you support ogadenia indepedence and our powerful military onlf until we get it independece or u support E thopia criminal dictator then you became dirty dabaqodi regeme and you deserve to die
0
To Gurey
written by Maxamed, September 28, 2010
Walaal Waa Runtaa oo Waxay rabaan in inta inna Dulaystaan Haddana isku keen Dilaan, Laakiin Taas Yeelimayno Waana ognahay Haddaannahay Dadka Absame iyo Dhammaan Somalida Jecel Walaalnimada iyo Islaamnimada,
0
...
written by Bashir ogadenia, September 29, 2010
the people who comes to front line they must dia and support woyane dirty trash regeme they must dia i dont care who they are
0
...
written by Bashir ogadenia, September 29, 2010
forgot about anybody else if is own brother comes whith woyane dirty trash regeme i will kill him before i kill the woyane do you understand my point anyone who comes first line on the war must be kill i dont care who they are do you understand me
0
mr
written by wagaray, September 30, 2010
halgankiinii ma dhaantuu dhaafi la'yahay la gar qabye agaaaaaaaaaaaaaaaa!!!!!!!!
0
xaqiiqada
written by luuqjellow, October 06, 2010
dhamaan waxaan salaamayaa dadka wanaaga jecel, anigu onlf ma taageero laakiin way mudanyihiin in la taageero waayo intaan raaci lahaa liyuu boolis oo ah somaalidii noo cuqdadaysnayd ee dariska nala ahayd waxaa lay qaatay onlf baan magac wadaagnaaye inaan iyaga raaco nin gabyaa yiri

inta laysku kiin diri lahaa idinku daawaysta
dubaaxdaad shisheeye u wadeen siiya doqonkiin

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 27 September 2010 03:42 )  

Video Feed

Radio Xoriyo Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 111 guests online