Waxa la ogaysiinaya Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool magaalada london gaar ahaan xaafadaha, Hounslow, Ealing, Hillingdon, Harrow iyo Brent in haayada samafalka ee Horn of Africa Foundation ay diyaar ula tahay adeegyada arrimaha bulshada ee la xidhiidha wacyi galinta caabuqa.

Adeegyada ay Haayadu idiin hayso waxaa kamida, in si toosa ay u caawinayso naafada, dadka dar-yeela naafada, waayeelka kaligood nool, iyo dhamaan bulshada u baahan adeeg.

Waxay ka caawin

  • In adeeg raashin suuqa kaaga keento
  • Daawada in farmasiga lagaaga soo qaado
  • Dhibaatooyinka la xidhiidha guryaynta
  • Hadii dayn lagugu leeyahay inay talooyin kaasiiso
  • Inay kaa caawiso kaalmooyinka/dheefaha ay xaqa u leeyihiin dadka dakhliga yar soo galo
  • Xirfadaha dhinaca shaqa raadinta
  • iyo talooyin kaleba

Horn of Africa Foundation (HOAF)

HOAF is small charity that aims to support local communities mainly B.A.M.E’s who may have some specific needs than others. We focus on communities from East Africa especially those originally from Somalia, Ethiopia and Kenya.

 

Our current project (In this to gather) funded by Community Fund provides information advice and signposting as well as food delivery support to people from East African backgrounds across Hounslow Ealing Hillingdon Harrow and Brent.

The project aims to raise community awareness about COVID-19, the vaccination and provide advice on different services including

  • Benefit advice and form completion support
  • Grant and other financial support
  • Housing matters advice and referral
  • Health and well-being
  • Employment and trainings.

In this together project will focus on elderly and lonely individuals, disable and their carers but also open to support any members of the community.

Please contact us on the following

Email: info@hornofafricafoundation.org

Tell:   02085 738836

Mobile: 0753 5601 005